Waxaa goordhaw qarax gaari lagu xiray uu ka dhacay xaafada Ceel Hindi ee Degmada Howl-Wadaag. Gaariga qaraxa lagu xiray ayaa xiliga uu qarxayay waxa uu...
Magaalada Muqdisho Hoteelo kuyaala waxaa olole xoogan ka wada qaar kamid ah Musharixiinta u taagan xilka Gudoomiyaha golaha Shacabka oo lagu wado in beri oo...
Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa ku eedeesay Dowlada Qadar in ay ka dambeyso khilaafka kala dhaxeeya Dowlada Soomaaliya, waxa ayna Imaaraadka aaminsan yihiin in Qadar gadaal...
Maamulka ciyaaraha ee dalka Sacuudiga ayaa raaligelin ka bixiyay wax ay ku tilmaameen muuqaallo anshax xumo ah oo laga dhex arkay tartankii legdinta ama musaaricada...
Dowladda Soomaaliya ayaa la kulantay caqabado gudaha iyo dibadda ah Afartii bil ee u dambeesay waxaana ay wadaa olole xoogan oo dalka looga saarayo rabshadihii...
Waxaa ku geeriyooday caawa Magaalada Muqdisho xildhibaan ka tirsan aqalka hoose ee Baarlamanka federaalka Somalia sida ay sheegayaan warar goor dhow ku soo dhacay warqabadka...