Al-Shabaab ayaa markii ugu horreysay baahisay filim ay ku soo bandhigeyso dilalka qorsheysan  iyo qaraxyada ay ciidamadooda ka wadaan magaalada Muqdisho iyo gobolka Sh/hoose. Waxaa...
Midowga yurub, Canada iyo Mexico ayaa sheegay iney ka aarsanayaan Mareykanka canshuurta uu ku soo rogay biraha iyo alumuniumka waddamadaa laga soo geliyo. Canshuurta uu...
Hay’addaha ammaanka ee dalka Aijeeriya ayaa sheegay iney qabteen daroogada Coaine loo yaqaanno oo ka badan 700 kiilo oo saarneyd markab ayna u xirxireen 20...
Hay’adda caalamiga ah ee xuquuql insaanka ayaa ugu baaqday dowladda Itoobiya in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u kala dirto ciidamada Liyu booliiska ee deegaanka...
Dalka Uganda waxaa ka taagan jahawareer ku aaddan qaabka loo hirgelinayo canshuur cusub oo lagu soo rogay adeegsiga baraha bulshada kuwada xiriirto, taas oo uu...