Dowlada Somalia ayaa shaacisay in la dilay hogaamihihii Al Shabaab ee gobolada dhexe ee Somalia (Nuur Cabdi Rooble Nuunuule) Wasiirka Gaashaandhigga Axmed Macalin Fiqi  ayaa...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu baaqday in wadahadal diblomaasiyadeed laga yeesho xayiraadda socdaalka ee Mareykanku ku soo rogay muwaadiniinta Soomaaliyeed, taasoo noqotay...
Wararka ka imaanaya waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland, ayaa sheegaya in halkaasi lagu xir xiray qaar kamid ah dhallinyarada magaaladaasi, kuwaa oo lagu eedeeyay...
Waxaa xaafada Taleex gaar ahaan meel ku dhaw Carwadihii hore ee Qaranka ee kutaalla degmada Hodan lasoo dhigay meydka nin dhallinyaro oo la dilay, kaa...