Rabshado dhowr qof lagu dilay oo ka dhacay degmada Ceelwaaq & Wararkii ugu dambeeyey
Gelinkii dambe ee maanta waxaa degmada Ceelwaaq Kenya ka dhacay rabshado sababay khasaare dhimasho oo illaa afar qof gaaraya. Rabshadahan ayaa bilowday ka dib markii...