Sidee shacabka Muqdisho ugu diyaar garoobeen soo dhoweynta Munaasabada Ciidul adxaa?Caydiid AliAugust 20, 2018 by Caydiid AliAugust 20, 20180 Iyadoo maalinta beri ah oo Talaado ah ay ku beegan tahay Munaasabada maalinta 1aad ee Ciidul-adxaa oo ka mid ah labada ciidood ee ay leeyihiin... Read more
Dil ka dhacay duleedka Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxayaCaydiid AliAugust 20, 2018 by Caydiid AliAugust 20, 20180 Dabley hubeysan ayaa maanta degaanka Tabeelaha Shiikh Ibraahim ee duleedka magaalada Muqdisho waxay ku dileen askari ka tirsanaa ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya. Goobjoogayaal ayaa sheegay... Read more
Dowlada oo dabo gal ku bilowday sida ay u socoto Shaqada Dekada Muqdisho (Daawo Sawiro)Cabdi CadeAugust 20, 2018August 20, 2018 by Cabdi CadeAugust 20, 2018August 20, 20180 Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta kormeer uu ugu kuurgalayo sida ay u socdaan shaqada waxa uu ku tagay dekada... Read more
Wareegto uu soo saaray Madaxweyne Gaas oo lagu kala diray Golle DeegaanCabdi CadeAugust 20, 2018 by Cabdi CadeAugust 20, 20180 Wareegto maanta kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu kala diray golihii deegaanka Degmada Badhan ee gobolka Sanaag. Kala dirista... Read more
Madaxweynihii DDSI oo lagu baaqay in Maxkamad lasoo taagoCabdi CadeAugust 20, 2018August 20, 2018 by Cabdi CadeAugust 20, 2018August 20, 20180 Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Human Rights Watch ayaa ku baaqday in baaritaano qoto dheer lagu sameeyo tacadiyadii uu geestay maamulkii uu hogaaminayay Madaxweynihii... Read more
Somaliland oo War kasoo saartay dagaalkii ay ku dhawaaqday Puntland (Akhriso)Cabdi CadeAugust 20, 2018 by Cabdi CadeAugust 20, 20180 War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Gaashaandhiga Maamulka Somaliland ayaa looga jawaabay guluf dagaal ay shalay ku baaqeen masuuliyiin katirsan maamulka Puntland. Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland ayaa... Read more
Xiliga rasmiga ah uu furmayo kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka oo la shaaciyayCabdi CadeAugust 20, 2018 by Cabdi CadeAugust 20, 20180 Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ku jira fasax, waxaana dhawaan la filayaa in Xildhibaanada kasoo laabtaan fasaxa ayna guda galaan shaqooyin badan oo horyaala kalfadgiga... Read more
Xuseen Sheekh Qaasim oo kahor yimid Xil ka qaadis dhawaan lagu sameeyayCabdi CadeAugust 20, 2018August 20, 2018 by Cabdi CadeAugust 20, 2018August 20, 20180 Maamulka Hirshabelle ayaa dhawaan xilka ka qaaday qaar kamid ah Gudoomiyaasha degmooyinka Gobolka Hiiraan iyo kuxigeenadooda, waxaana xilalkaasi loo magacaabay masuuliyiin cusub. Xuseen Sheekh Qaasim... Read more
Shirkada Somtel oo Muqdisho ku Daah furtay Adeega cusub ee Muraad (Daawo Sawirada)Cabdi CadeAugust 20, 2018August 20, 2018 by Cabdi CadeAugust 20, 2018August 20, 20180 Shirkada Somtel oo kamid ah Shirkadaha Isgaarsiinta ee dalka ka jira ayaa macaamiisheeda usoo kordhisay adeeg cusub oo loogu magac daray Muraad, Adeegaan ayaana ah... Read more
Madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Sheekh oo mar kale kulan gaar ah yeeshayCabdi CadeAugust 20, 2018 by Cabdi CadeAugust 20, 20180 Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Turkiga ayaa kulan gaar ah magaalada Ankara kula yeeshay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh... Read more