Xildhibaanada Golaha shacabka oo ansixiyay Xeer Hoosaadka Golaha oo dib u eegis lagu sameeyay
Xildhibaanada golaha shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa cod aqlabiyad leh ku ansixiyay xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo dib u eegis lagu sameeyay....