Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu eedeeyay in ay wado dagaal sadex afle ah oo lagula dagaalamayo sumcadana looga dilayo Madaxdii hore ee dalka , Madaxda maamul...
Weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goordhaw lagu qaaday xero ciidamada Itoobiya ka degan yihiin agagaarka garoonka Diyaaradaha...
Waxaa si habsami leh uga socda xarumaha kala duwan ee jaamacadda Soomaaliya (UNISO) imtixaanka aakhirka ah ee Sannad dugsiyeedka 2018-2019 kaas oo ay u fariisteen...
Wararka aan ka heleyno magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in maamulka Puntland ciidamo badan oo aad u hubeesan ay u direen deegaano...
Dowladda Mareykanka ayaa maanta ku dhowaaqday inay ka baxeyso heshiiska tobanaanka sano jira ee xakameynta hubka Nuclear-ka ee ay kula jirtay Ruushka. Xoghayaha arrimaha dibedda...
Xulka kubada cagta ee dalka Qadar ayaa caawa si xarako leh ugu guuleestay Koobka Asian Cup, kadib markii guul daro xanuun badan dhabarka u saariyeen...