Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo la magacaabay (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa goordhaw soo saaray wareegto uu ku magacaabay qaar kamid ah Golaha cusub ee Wasiirada uu yeelanayo maamulkiisa.

Wasiirada uu magacaabay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka kooban 10-Wasiir, waxaana wasiiradan ku jira Wajiyo cusub una badan xubno aad ugu dhawaa Madaxweyne Lafta Gareen.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa sidoo kale la filayaa in uu soo magacaabo Wasiiru-Dowlaaal iyo Wasiir kuxigeeno, waxaana Xukuumada uu soo dhisayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed noqoneysaa  kuwa aad uga tiro yar mamaulkii Shariif Xasan.

Halkan ka Akhriso Magacyada Wasiirada la magacaabay

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -