Dhaqaatiir Ajnabi ah oo Isbitaalka Jaziira kawada Daaweynta iyo Qaliinada Lafaha iyo Sinaha

Isbitaalka Jaziira ee magaalada Muqdisho  waxaa ka socda olole isugu jira qaliino iyo Daaweyn la xariirta Cudurada lafaha iyo jabniinka, waxaana qaliinada fulinaya oo isbitaalka ku sugan dhaqaatiir u dhalatay Dalka Hindiya.

Dhaqaatiirta u dhalatay dalka Hindiya ayaa hada ku mashquulsan qaliinada iyo daaweynta ay u sameenayaan bukaano badan oo is diiwaan galiyay , waxaana isbitaalka laga dareemayaa mashquul badan.

Dhaqaatiirtan timid Isbitaalka JASEERA SPECAILIST HOSPITAL ayaa waxaa ku jira Dhaqaatiir dalka India loogu aadi jiray daaweyn, waxaana Dhaqaatiirtan hada laguugu keenay dalkaaga hooyo adigoon safar dheer u bixin.

Dhaqaaiirta ka howlgaleysa Isbitaalka Jaziira ayaa fulimaa qaliinada iyo Daaweynta lafaha, badalidda jilbaha iyo sinaha. sidoo kale qaliimada laf-dhabarka iyo dhaawacyada sports-ka.

Sidoo kale waxaa isbitalka Jazeera ka howl galaya dhaqtarka xanuuda beerka, burooyinka, cancer-ka iyo daawaynata xanuunada habitats B.

Mudada ay dhakhaatiirtu shaqayn donaan waa labo isbuuc marka laga reebo dhaqtarka Daawaynta lafaha, badalidda jilbaha iyo sinaha sidoo kale qaliimada lafaha dhabarka iyo dhaawacyada sports-ka oo joogi doona muddo 7 cisho ah.

Waxii Faah faahin ah kala xiriir 

Tell:0619992070/0619994070

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -