Somaliland oo gaadiid lala soo baxsaday ku wareejisay dowlada Itoobiya
Maamulka Somaliland ayaa maanta gaadiid badan oo lagala soo baxsaday dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya intii ay rabshadaha socdeen waxa ay ku wareejisay masuuliyiin katirsan dowlada...