Siyaasiyiin waa weyn oo mucaarad ku ah Xasan Sheekh oo Muqdisho soo gaaray
Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray qaar kamid ah siyaasiyiinta ugu waa weyn mucaaradka dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh, kuwaa oo u sharaxan kursiga Madaxweynaha Soomaaliya...