Hadal ka soo yeeray madaxweyne Trump oo la xiriira tirada dadka Israa’iil ee Qasa lagu haysto ayaa dhaliyay caro badan oo qoysaskooda ah. Wuxuu sheegay...
Muddooyinkii dambe waxaa soo baxayay warar sheegaya in dowladda Imaaraadka Carabta ku rakibtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari Puntland Raadaar ay sameysay Isra’iil, sidoo...
Ra’isul Wasaaraha dalka Pakistan Shabaz Shariif, ayaa si adag u cambaareeyay weerarka dhiigga badan ku daatay ee Hindiya kusoo qaaday dalkiisa, waxa uuna ku hanjabay...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo magaalada Naivasha ee Dalka Kenya ka daah-furay Mashruuc ay ku kacayso lacag ka badan afartan milyan oo...
Waxaa maanta lagu waday in magaalada Muqdisho ka dhacdo munaasabad lagu waday in loogu dhawaaqo xisbi weyn ay ku mideysan yihiin madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya...
Wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Turkiga, ayaa cambaareysay weerarrada gantaalada loo adeegsaday ee Hindiya ay ku qaaday Pakistan, iyadoo sheegtay in lagu bartilmaameedsaday dad rayid...