Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu biirtay Ururka Afrika ee Dhowrista Xogta (Network of African Data Protection Authorities – NAPDA), ka dib...
Askar hubeysan oo la sheegay in ay katirsan yihiin ciidanka daraawiishta maamulka Puntland, ayaa maanta weerar khasaaro kala duan dhaliyay ku qaaday saldhigga Koonfureed ee...
Xiisada dagaal ee u dhaxeeysa waddamada ku hubeysan hubka Nukliyeerka ee Pakistan iyo Hindiya, ayaa cirka sii galeysa, waxaana cabsi weyn laga qabaa in labada...
Qorsho lagu dhisi lahaa xisbi weyn oo ay yeelanayaan madaxda sare ee dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda dowlad goboleedyada dalka ka jira ayaa fashil qarka...
Hadal ka soo yeeray madaxweyne Trump oo la xiriira tirada dadka Israa’iil ee Qasa lagu haysto ayaa dhaliyay caro badan oo qoysaskooda ah. Wuxuu sheegay...