Turkiga iyo Shiinaha oo si adag uga hadlay Weerarka India ku qaaday Pakistan
Wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Turkiga, ayaa cambaareysay weerarrada gantaalada loo adeegsaday ee Hindiya ay ku qaaday Pakistan, iyadoo sheegtay in lagu bartilmaameedsaday dad rayid...