Howlgal ciidanka booliiska Soomaaliya ka fuliyeen xaafad katirsan Degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir ayaa la sheegay in ay ku dileen sargaal katirsanaa Amniyaadka Al Shabaab...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho  Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow ayaa maanta dhagax dhigay xarun la sheegay in loo dhisayo in lagu diwaan galiyo  qaxootiga dalka...