Madaxweyne Farmaajo oo xaflad soo dhaweyn ah xalay loo sameeyay (Daawo Sawirada)
Madaxweynaha JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Kenya ayaa uga warbixiyay xaaladaha uu dalku ku sugan yahay xiligan...