Shir Xasaasi ah oo looga hadlayay Amniga dalka oo Muqdisho ka dhacay (Daawo Sawirada)
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shir looga hadlayay dib-u-habaynta qorshayaasha amniga dalka iyo ku hoos shaqeynta tubta amniga...