Gudoomiyaha Golaha shacabka iyo David Concar oo kawada hadlay arimo muhiim ah (Sawirro)
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowlada Britain u fadhiya Soomaaliya David Concar. Gudoomiye Mursal...