Waare oo si kulul uga hadlay Xildhibaan ka tirsan Hirshabelle oo qarax lagu dilay
Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Ibraahim oo ka...