Shiikh Xasan Daahir Aweys oo taageeray weerar ay dhowaan geysteen Al-shabaabCaydiid AliDecember 4, 2018 by Caydiid AliDecember 4, 20180 Shiikh Xasan Daahir Aweys oo Muqdisho oo xabsi guri ugu jira dowlada Somalia ayaa video uu iska soo duubay oo Baraha Bulshada lagu faafiyay kaga... Read more
Abaanduulaha Ciidanka XDS oo gaaray degmada Buulo Burde (Daawo Sawirro)Caydiid AliDecember 4, 2018December 4, 2018 by Caydiid AliDecember 4, 2018December 4, 20180 Saraakiil uu hoggaaminayo Abaanduullaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta gaaray degmada Buulo-Burde ee gobolka Hiiraan. Abaanduulaha iyo Saraakiisha la socota... Read more
Weriye ku dhaawacmay qarax goor dhow ka dhacay Muqdisho (Daawo Sawirro)Caydiid AliDecember 4, 2018December 4, 2018 by Caydiid AliDecember 4, 2018December 4, 20180 Qarax gaari lagu soo xiray ayaa goor dhow ka dhacay meel ku dhow wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho sida ay sheegayaan war goor dhow... Read more
Ciidanka NISA oo howlgal xirfadeysan ku soo qabtay xubin ka tirsan Al-ShabaabCaydiid AliDecember 4, 2018December 4, 2018 by Caydiid AliDecember 4, 2018December 4, 20180 Ciidamada nabad sugida ayaa howlgal qorsheysan ku soo qabtay Xubin ka tirsan Alshabaab oo lagu eedeeyey inuu maleegayay Qaraxyo lagu waxyeeleynayo shacabka War kooban oo... Read more
Gaas oo kulan la qaatay guddigii xalinta khilaafaadka ee uu shalay magacaabay (Daawo Sawirro)Caydiid AliDecember 4, 2018December 4, 2018 by Caydiid AliDecember 4, 2018December 4, 20180 Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta marii ugu horeysay kulan la qaatay Guddiga Ansixinta iyo Xalinta Khilaafaadka Golaha Wakiiladda ee uu shalay magacaabay.... Read more
Musharixiinta Puntland qaarkood oo qaaday talaabo sii hurineysa khilaafka Gaas & CameyCaydiid AliDecember 4, 2018December 4, 2018 by Caydiid AliDecember 4, 2018December 4, 20180 16 ka mid ah musharixiinta u taagan doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa  taageeray Guddigii ansixinta iyo xalinta khilaafaadka ee uu Magacaabay Madaxweyne ku xigeenka Puntland. War-saxaafadeed... Read more
Guddoomiye Mursal oo shir xasaasi ah isugu yeeray guddiyada joogtada ee golaha shacabkaCaydiid AliDecember 4, 2018 by Caydiid AliDecember 4, 20180 Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray Guddiyadda Joogtada ah ee golaha Shacabka. Kulanka ayaa galabta ka dhacaya... Read more
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo ka hadlay khilaafka kala dhexeeya C/wali GaasCaydiid AliDecember 4, 2018 by Caydiid AliDecember 4, 20180 Madaxweyne ku-xigeenka maamul goboleedka Puntland Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar (Camey) ayaa markii ugu horeysay faahfaahin ka bixiyey sababta keentay khilaafka ka dhex aloosan isaga iyo Madaxweynaha... Read more
Taliye Indha-qarshe oo fariin dhab ka hadal ah u diray kooxda Al-ShabaabCaydiid AliDecember 4, 2018December 4, 2018 by Caydiid AliDecember 4, 2018December 4, 20180 Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa ugu baaqay Al-shabaab inay joojiyaan dilka iyo weerarada ay ku hayaan dadka Soomaaliyeed ee... Read more
Muuse Biixi oo si lama filaan ah uga laabtay go’aan adag oo uu dhowaan shaaciyeyCaydiid AliDecember 4, 2018 by Caydiid AliDecember 4, 20180 Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka laabtay go’aan adag oo uu dhowaan kaga soo horjeestay inuu wadahadal la galo dowladda Federaalka Soomaaliya. Biixi... Read more