Ku-xigeenka RW Somalia oo ka qeyb galaya Shirka Tana Forum (Daawo Sawirro)
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya  Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo gaaray magaalada Bahir Dar ee Dalka Ethiopia, ayaa ka qayb galay madasha heerkeedu sarreeyo...