Allbanaadir.com
JUBALANDNEWS

Jubbaland oo War kulul ka soo saartay sharciga cusub ee doorashada (Akhriso)

Maamulka Jubbaland ee uu hogaamiyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sharci darro ku tilmaamay in golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya uu ansixiyo Sharciga Doorashada, iyadoo aan lagala tashan maamul Goboleedyada dalka.

Qoraal kasoo baxay xafiskiisa ayaa lagu sheegay in Jubbaland ay kasoo horjeedo, kana digeyso wax ka bedelka xeerka Bartoolka iyo qeybsiga kheyraadka dalka iyadoon lagala tashan dowlad Goboleedyada.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho-Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Gudoomiye Amiir oo xalay kormeeray Saddex degmo (Sawirro)

Caydiid Ali

Maxkamad sare oo ogolaatay in Damaanad xabsiga looga daayo Godwin Emefiele

Cabdi Cade

Jubbaland oo digniin culus u dirtay Hay’adaha QM & ATMIS

Caydiid Ali
Taboola Ads ---