Madaxweynaha Dalka Senegal Bassirou Diomaye Faye ayaa gebi ahaanba Albaabada iskugu dhuftey Saldhigyadii Military ee France ku la hayd dalkaasi ilaa 1960-kii. Senegal ayaa noqoneysa...
Dowladaha Carabta ayaa si isku mid ah u cambaareeyay weerarkii argagixiso ee lagu qaaday sha;ay xerada milatariga ee Damanyo ee ku taalla caasimadda Soomaaliya, Muqdisho,...
Waxaa soo baxaya macluumaad cusub oo la xiriira  tahriibiyeyaal Soomaaliyeed oo si musuq ah loogu soo dhex daray wafdi rasmi ah oo ka socda Wasaaradda...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ee Hiiraan ayaa ku jabiyay al shabaab, weeraro ay ku soo qaadeen deegaano dhaca xadka labada gobal ee Hiiraan...
Wararka laga helayo gudaha Sudan ayaa sheegaya in diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Turkiga ay weerar culus ku qaadeen saldhigyo ay ciidamada Imaaraadka Carabta (UAE)...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo garabsanaya kuwa deegaanka ee ka howlgala degmada Xarardheere ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay fariisimo ay Al shabaab  ku lahaayeen deegaannada...