Waxaan soo dhoweynayaa Xisbiga Cusub ee Cadaaladda iyo Wadajirka, waana raadraac wanaagsan oo loo qaaday dhanka Dimoqaradiyada, waana xisbi mudan in laga qaato tusmo iyo...
Isbitaal ku yaalla koonfurta magaalada Qasa ayaa sheegay, in ugu yaraan lix iyo labaatan qof oo Falastiiniyiin ah lagu dilay duqaymaha cirka ah ee Israa’iil....
Askarigii Israa’iili-Mareykanka ahaa ee Edan Alexander, oo shalay ay sii deysay Xamaas, kaddib wada-xaajood ay la gashay Mareykanka , wuxuu diiday inuu la kulmo Netanyahu....
Madaxweyne Trump ayaa sheegay in maamulkiisa uu qaaday tallaabooyinkii u horreeyay ee lagu soo celinayo xiriirka diblomaasiyadeed ee Mareykanka iyo Suuriya , oo ay weheliso...
Gantaal laga soo riday Yemen ayaa bartilmaameedsaday agagaarka garoonka diyaaradaha Ben Gurion ee ku dhow Tel Aviv fiidnimadii caawa oo Talaado ah. Ciidanka Israa’iil ayaa...
Diyaaraddii ay Qadar u soo bandhigtay madaxweyne Trump oo saraakiil amni oo Maraykan ah ay ka muujiyeen walaac dhinaca amniga ah sida uu qoray Wargeyska...