Allbanaadir.com
NEWS

Farmaajo: “Waa inaan xaqiijinno in dalka uusan ka hirgalin xukun-maroorsi”

Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay dhalinyarada Soomaaliyeed iney xaqiijiyaan in dalkeenna colaadaha sokeeye ka soo kabanaya aysan ka hirgalin talo-maroorsi, go’aanno hal dhinac ah iyo in dalka laga hirgeliyo nidaam hal xisbi ah.

HOOS KA DAALACO WAR-SAXAAFADEEDKA FARMAAJO

Related posts

Wasiir Cawad oo faah faahiyay kulankii ay la qaateen Madaxweynaha Somaliland

Cabdi Cade

Ciidanka Dowladda oo dilay xubno badan oo katirsan Al Shabaab ay ku jiraan Ajaaniib (Sawirro)

Cabdi Cade

Madaxweyne Xassan Shiikh oo safar xasaasi ah ugu ambabaxay Magaalada Asmara

Caydiid Ali
Taboola Ads ---