Xildhibaano ka tirsan labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka dalbaday Madaxweyne Xassan Shiikh inuu sharciga ku soo laabto haddii uu diidana xilka Iscasilo.
Bayaan ay wadajir u soo saareen xildhibaano 100 ka badan ayey talooyin muhiim ah ugu soo jeediyeen madaxweynaha si bay yiraahdeen loo badbaadiyo dalka iyo dowladnimada.
Madaxweynaha ayaa Madaxda ka aragtida duwan maanta ku sheegay kuwa Argagixisada u shaqeynaya.
HOOS KA AKHRISO BAYAANKA XILDHIBAANADA