Madaxweynihii hore ee Puntland Gaas oo maanta boorsooyinkiisa ka qaatay Garawe
Madaxweynihii hore ee maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo mudooyinkii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Garawe ayaa maanta halkaasi ka qaatay boorsooyinkiisa. Cabdiweli Gaas...