Mahdi Maxed Guuleed oo bilaabay dabagalka arrin uu u xilsaaray Raisul Wasaare Khayre (Sawirro)
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta booqday Wasaaradaha kalluumaysiga, ganacsiga, Xannaanada xoolaha iyo beeraha, si uu u dardar-geliyo qorshaha...