Sunday, May 19, 2024

Tartanka Jaaliyadaha dowlad goboleedyada & G/Banaadir oo si habsami leh uga socda Kambala

Tartanka Jaaliyadaha dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo dhowaan ka fuirmay Garoonkan IFCU  ee magaalada Kambala ee dalka Ugandha ayaa si habsami leh halkaas...

Warbaahinta & baraha bulshada oo qoraalo lagu dhaleecaynayo Ra’iisal Wasaare Khayre lagu soo fasaxay!!

Waxaa maalmahan ka socda warbaahinta iyo baraha bulshada qoraallo hordhac ah oo lagu dhaleecaynayo Ra’iisalwasaare Khayre, haddaan idin yara taabto, waxaa shalay ku soo...

Qodobo Muhiim ah oo looga hadlay Shirka Golaha Wasiirada Somalia (Daawo Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirarka tubaha horumarinta dhaqaalaha iyo amniga iyo caddaaladda ee golaha wasiirada oo looga...

Taliyaha Ciidanka Asluubta dalka Sudan oo booqday Xarunta Commando Poluzio (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Asluubta dalka Sudaan S/Guud Haatim Al-Nuur  C/qaadir oo martiqaad ka helay dhigiisa dalka Soomaaliya S/guud Bashiir Maxamed Jaamac  ayaa booqday Xarunta Taliska...

Dhaqtar ka howlgala Isbitaalka Erdogan oo Muqdisho lagu dhaawacay

Dhaqtar ka mid ah kuwa ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa dhaawacmay, ka dib markii ay rasaas fureen ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya. Dr. Cabdixaliim oo...

(Akhriso) Maraykanka oo War ka soo saaray duqeymihii xalay ka dhacay Sh/hoose

Ciidamada Maraykanka ayaa war ka soo saaray duqeymo xalay dayuuradahoodu ka geysteen degaano ka tirsan gobolka Sh/hoose War-saxaafadeed ka soo baxay taliska ciidamada Maraykanka ee...

Somalia oo la wareegeysa guddoonka golaha Wasiirada Jaamacada Carabta

Wasiirka arrimaha dibeda ee Xukuumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in Soomaaliya ay la wareegeyso hogaanka wasiiradad arrimaha dibeda Jaamacadda Carabta. Wasiir Cawad ayaa...

Dilal ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyey

Dabley bastoolado ku hubeysan ayaa saaka iyo xalay dilal kala duwan ka geystay magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda. Askari ka tirsanaa ciidamada dowlada ayaa saaka lagu...

Laamaha amniga oo faahfaahin ka bixiyey dilkii Boqore iyo rag loo xiray

Taliyaha hoggaanka Canshuuraha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Jen Cabdullaahi Xasan Bariise oo Warbaahinta kula hadlayay Muqdisho ayaa sheegay in laamaha Amniga ay qabteen laba...

Maxaa ka jira in la dayacay amniga marxuum Xildhibaan Cismaan Clmi Boqore?

Marxuum xildbhibaan Cismaan Cilmi Boqore oo ka tirsanaa golaha shacabka Soomaaliyeed ayaa xalay maqribkii lagu dilay agagaarka hoygiisa oo ku yaalla magaalada Muqdisho, waxaana...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs