Saddex Waxyaabood oo Muhiim kuu ah oo lagu soo kordhiyay Isticmaalka WhatsApp
Baraha bulshada kuwada xariiraan ayaa muddooyinkan dambe isbadalo waa weyn lagu sameenayay, waxaamna shirkadaha iska leh baraha bulshada ku dadaalayaan xaqiijinta ammaanka barahooda.
Shirkadda Meta...
Wararkii ugu dambeeyey tirinta codadka doorashada Kenya iyo Musharax ku horeeya
Tirinta codadka doorashadii maanta ka dhacday dalka Kenya ayaa weli socota, waxaana soo baxaya natiijooyin hordhac ah oo la xiriira codadka ilaa hadda la...
Dalal kuyaalla Afrika oo bilaabay tirakoobka Mid kamid ah Xayawaanada kunool
Qaar kamid ah Waddamada kuyaalla Qaarada Afrika ayaa bilaabay tirakoob ay ku sameenayaan maroodiga kunool , waxaana tirakoobkan noqonayaa midkii ugu horeeyay ee abid...
Shirkad Diyaaradeed oo Madaxdeeda ku amartay in Boorsooyinka Rakaabka qaadaan !
Shirkadda diyaaradaha Qantas ee laga leeyahay dalka Australia ayaa wajaheysa shaqaalo yari , waxa ayna taasi sababtay in shaqooyinka shirkadaasi si wadajir ah u...
Ukranie oo loogu deeqay hub casri ah oo qiimihiisu gaadhayo illaa $1 Bilyan
Dowladda Ukraine ayaa wali baadi goob ugu jirta hub casri ah ay isaga difaacdo duullaanka ciidamada Ruushka, waxaana Ukraine hadda sugeysaa hub casri ah...
Madaxweyne Biden oo ka careesan Dilal aad looga naxay oo dad Muslimiin ah loo...
Magaalooyin kuyaalla gobolka New Mexico ee dalka Mareykanka, waxaa ka dhacay dilal qorsheesan oo lagu dilay afar nin oo muslimiin ah oo kunoolaa gobolkaasi,...
Dowlad Carbeed oo ka shaqeesay in Heshiis Xabad Joojin ah gaaraan Falastiin iyo Israa’iil
Dagaal hub culus la isku adeegsaday ayaa saddexdii maalin ee lasoo dhaafay marinka Gaza ee dhulka reer Falastiin waxa uu ku dhax marayay kooxda...
Soomaali lagu dilay Magaalada Johannesburg & faahfaahino ka soo baxaya (Sawirro)
Muwaadin Soomaali ah ayaa lagu dilay maanta dukaankiisa oo ku yaalla Xaafada Mayfair oo ka tirsan magalada Johannesburg ee dalka koonfur Afrika.
Allah u naxariistee...
Taiwan: Dhoolatuska Shiinaha wuxuu ka dhigan yahay duulaan nalagu soo qaaday
Wasaaradda difaaca ee Taiwan, ayaa sheegtay in maraakiibta iyo diyaaradaha Shiinuhu ay hawlgalo ka fuliyeen marin biyoodka Taiwan Sabtidii, iyadoo qaarkood ay ka gudbeen...
Kooxda Islamic Jihad oo boqolaal gantaal ku weeraray Israel (Daawo Sawirro)
Ilaa 580 oo gantaalo iyo hoobiyeyaal isugu jira ayay kooxaha falastiiniyiinta ku garaaceen Israa’iil tan iyo Jimcihii, iyadoo xiisada labada dhinac ay ka sii...