Thursday, September 29, 2022

Cagjar oo baaq u diray Liyuu Boolis & Cabdi Max’uud Cumar oo xasaanadii laga...

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Omar Cagjar ayaa sheegay inuu isbedel weyn ku sameyn doono ciidamada Liyuu boolis ee ka jira degaanka Soomaalida,...

Toogasho dad lagu dilay oo ka dhacday Maraykanka & Wararkii ugu dambeeyey (Daawo Sawirro)

Ugu yaraan afar qof ayaa lagu dilay weerar ka dhacay magaalo ku taalla gobolka Florida ee dalka Mareykanka ka dib markii qof hubeysan uu...

Muhaajiriin ku xayirnaa Markab dushiisa oo loo ogolaaday in ay kasoo degaan (Daawo Sawirada)

Muhaajiriin mudo isbuuc ah dul saarnaa Markab taagan dekedda Sicily ee dalka Talyaaniga ayaa loo ogolaaday in ay kasoo degaan, kadib markii xal laga gaaray...

Dowlada Kenya oo Maxkamad soo taagtay Mr. Karutha Githaiga

Sarkaal ka tirsanaa ciidamada sida gaarka u tababaran ee Booliska dalka Kenya ayaa la xiray, kadib markii lagu eedeeyay inuu doonayay inuu ambaboxo Somalia,...

(Akhriso) Jabhadda ONLF iyo Madaxweynaha DDSI oo todobo qodob ku heshiiyey

Ururka ONLF ayaa sheegay in xubno ka tirsani ay magaalada Addis Ababa kula kulmeen madaxweynaha cusub ee Maamulka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar. ONLF ayaa sheegtay...

Xaaji Ciraaqi ah oo iska soo tuuray dabaqa sare ee Masjidka Xaramka (Daawo Sawirro)

Xaaji u dhashay dalka Ciraaq ayaa ku dhaqaaqay fal aad loola yaabay, markii uu iska soo tuuray dabaqa sare ee Masjidka xaramka ee magaalada...

Masuul shaqadiisa ku waayey ciyaartoyga Lionel Messi oo uu wax ka sheegay

Xiriirka kubadda adduunka ee FIFA ayaa muddo 12 bilood ah shaqada ka hakiyay madaxa xiriirka kubadda cagta Falastiiniyiinta ka dib markii uu ugu baaqay...

Jean-Pierre Bemba oo loo diiday in Doorasho Madaxweyne u tartamo

Guddiga doorashada dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo ayaa liiska Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha dalkaasi waxa ay ka saareen Siyaasiga Mucaaradka ee Jean-Pierre Bemba. War kasoo...

Dowlad Afrikaan ah oo ka carootay hadal uu Trump soo dhigay bartiisa Twitterka

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Koonfur Afrika Lindiwe Sisulu ayaa sheegtay sida ay uga xun tahay in Maraykanku uu ku guuldaraystay inuu adeegsado wadiiqooyinka diblamaasiyada,...

Maxaa ka soo baxay kulankii Raisul Wasaare Abiy & Soomaalida Itoobiya? (Daawo Sawirro)

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maanta hadal u jeediyey boqolaal ka mid ah Soomaalida Itoobiya oo isugu jiray mas’uuliyiin, odayaal iyo shacab. Waxaa uu...

News in English

Somalia’s Vigilante to Eradicate al-Shabaab

In a country that is never short of hot button issues, lately the Ma’wisley issue has been stirring the strongest emotions and widely broadening the political...

Xulka Allbanaadir