Allbanaadir.com
NEWSWORLD NEWS

Madxafka qaran ee Suuriya oo mudo kadib dib loo furay (Daawo Sawirada)

Dowlada Suuriya ayaa sanado dib dib u furtay madxafka Qaranka Suuriya oo kuyaala magaalada Dimishiq, waxaana madxafkaasi la xiray sanadkii 2012-kii kadib dagaalo dalkaasi ka qarxay.

Masuuliyiin katirsan dowlada Suuriya ayaa Warbaahinta u sheegay sababta horey madxafka loogu xiray in ay aheyd cabsi laga qabay in la qaato waxyaabo taariikhi ah oo yaala gudaha madxafkaasi.

Waxyaabaha taariikhi ah ee yaalay madxfa qaranka Suuriya ayaa loo daabulay goobo amaa n ahaa, hasa ahaatee waxaa hada dib loo furay madxafka iyadoona dib loogu soo celiyay waxyaabihii taariikhiga aha aee yaalay Madxafka.

Dowlada Suuriya ayaa sheegtay in sababta xiligan dib loogu furay madxafka qaranka ay tahay in ay soo laabatay xasiloonida qeybo badan oo kamid ah dalka Suuriya ayna yaraatay hada qatartii horey u jirtay.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Ciidamo katirsan Kumaandooska Soomaaliya oo saakay la geeyay Dhuuso Mareeb

Cabdi Cade

Nin Ciraaqi oo dilay haweeney Soomaali ah oo diiday iney xiriir jaceyl la sameyso

Caydiid Ali

Daawo :-Abdirahman Abdishakur “Madaxwayne Farmaajo cid uu aamino ayuu waayay Wiil uu adeer u yahay uu xil u magacaabay “

admin
Taboola Ads ---