Friday, March 29, 2024

Dowlada Denmark oo meel marisay sharci yaab leh oo ka dhan ah soo galootiga

Dowlada Denmark ayaa soo saartay sharci lala yaabay oo dhigaya in qaxootiga haysta diidmada sharciga Denmark iyo kuwa dembiyada gala ay geynayso jasiirad lagu...

Itoobiya oo dhoofineysa shidaalkii ugu horeeyey ee ka soo baxay dhulka Soomaalida

Itoobiya ayaa Markii ugu horeysay waxay isku diyaarinaysaa inay shidaal u dhoofiso dibeda, sida lagu sheegay war ka soo baxay Wasaaradda Macdinta, Shidaalka iyo...

YAAB: Baarlamanka Afrika ugu mushaharka badan oo dalbanaya Mushahar kordhin

Xildhibaanada Baarlamanka dalka Kenya oo lagu tiriyo in ay ka mid yihiin kuwa ugu mushaharka badan caalamka ayaa weli saluugsan, iyagoo wada qorshe ay...

Madaxweyne Afawerkh oo booqasho taariikhi ah ku tagaya dalka Jabuuti

Madaxwaynaha Eritrea Isias Afawerkh ayaa dhawaan booqan doona dalka Jabuuti, si loo dhamaystiro heshiis nabadeed oo ay labada dal ka gaaraan colaad sanado jirtay...

Boqor Salmaan oo martiqaad aan la fileyn u diray Amiir Sheikh Tamim Bin Hamad Al...

Boqorka Sacuudi Carabiya Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa martiqaad aan horey loo fileyn waxa uu u diray Amiirka dalka Qadar Sheikh Tamim Bin Hamad Al Thani,...

Maxamed Bin Salman oo la sheegay in uu Amray dilkii Jamal Khashoggi

Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga ayaa lagu eedeenayaa in uu isagu amray dilkii argagaxa lahaa ee magaalada Istanbuul loogu geestay Wariye Jamaal Khashoggi oo aad...

Wiil 7 jir ah oo sanad gudihiis si fudud ku sameeyey 22 Milyan oo...

Wiil 7 sanno jir ah oo ka faallooda qalabka ay carruurta ku ciyaaraan ayaa la sheegay inuu noqday qofka lacagta ugu badan ka sameeyay...

Rabshado ka soo cusboonaaday qeybo ka mid ah Itoobiya & boqolaal qof oo la...

Ugu yaraan 10 magaalo oo ka tirsan gobolka Oromada ee dalka Itoobiya ayaa waxaa ka socda rabshado cusub, waxaana looga codsanaya dowladda inay wax...

Caro xoogan oo ka dhalatay dad Muslimiin ah oo lagu sooray Hilib Doofaar

Muslimiin badan oo kunool dalka Jarmalka ayaa ka carooday in dad Mulimiin ah oo ka qeyb galayay shir isbuucii hore ka dhacay magaalada Baarliin...

Raisul Wasaare caan ah iyo Xaaskiisa oo Maxkamad la soo taagayo

Ra'iisul Wasaare Benjamin Netanyahu iyo xaaskiisa Sara wajahaya maxkamadeyn ka dib marikii lagu eedeeyay musuqmaasuq iyo laaluush sida ay sheegeen Booliska Israa'iil Labadoodaba waxaa lagu...

News in English

Thriving on the suffering of a Nation: The Principle of a...

Somalia holds a deep-rooted perspective of altruism as a fundamental principle of brotherhood with the Islamic Arab world. The selflessness of Somalis towards Arabs...

Xulka Allbanaadir

Dhaqtar uu daawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay mugdi &...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo aduun iyo aakhiraba, Maxaad u maleyneysaa...

HINNA Jobs