Monday, April 29, 2024

Madaxda Dalalka Faransiiska iyo Jarmalka oo baaq xasaasi ah u diray Madaxweyne Putin

Madaxda waddamada Faransiiska iyo Jarmalka ayaa telfoon kula xariiray Madaxweynaha dalka Ruushka Vladamir Putin, waxa ayna kala hadleen dagaalka ka socda Ukraine iyo sidii...

Maraykanka oo digniin adag u diray Madaxweynaha cusub ee dowlada Iran

Washington ayaa ugu baaqday Madaxweynaha cusub ee Iran inuu dib ugu soo laabto wadahadallada dib looga soo nooleynayo heshiiskii taariikhiga ahaa ee Niyukilarka. Afhayeen u...

Gabar ku dhax dhalatay Tareen oo abaal marin loo balan qaaday  !!

Mid kamid ah shirkadaha tareenada ee ka shaqeeya dalka Ireland ayaa balan qaad muhiim ah u sameesay gabar yar oo ku dhax dhalatay tareenkooda...

Qasri caan ah oo laga xaday Fadhi Suuli oo ka sameesnaa Dahab (Daawo Sawirro)

Koox burcad ah oon wali heebtooda la garan ayaa xaday fadhi Suuli oo ka sameesnaa Dahab qaali ah oo yaalay Qasriga caanka ah ee Blenheim...

Masuuliyiin katirsanaa dowladda Kenya oo lagu riday xukun adag oo xabsi ah

Maxkamad kutaalla dalka Kenya ayaa xukun adag oo xabsi ah ku riday masuuliyiin horey uga tirsanaa dowladda, kuwaa oo lagu helay dambi ah in...

Sawirro: Ciyaar adag oo dhexmartay Xulalka K/Cagta ee Sacuudiga & Qatar (Yaa badiyey)

Kulanka xulalka K/cagta ee sacuudiga iyo Qatar oo xiisa gaar ah lahaa, isla markaana loogu magac daray (Blockade Derby) ama kulanka adag ee go'doominta...

Qorshaha Turkiga ee Afganistan oo is bedelay iyo Wadahadalo cusub oo bilowday

Turkey ayaa wada-hadallo la leh dhammaan dhinacyada Afghanistan, oo ay ku jirto Taalibaan, waxayna si togan u aragtaa fariimaha ay kooxdan dirtay tan iyo...

Turkiga oo War cusub kasoo saaray qaabkii loo dilay Wariye Jamal Khashoggi

Dowlada Turkiga ayaan wali si rasmi ah u shaacin natiijada baaritaankii ay ku sameeyeen dilkii Wariye Jamal Khashoggi loogu dhax geestay gudaha Qunsuliyada Sacuudigu...

Trump oo lagu eedeeyey inuu maleegayo qorshe lagu dilayo Madaxweyne caan ah

Madaxweynaha dalka Venezuela Nicolás Maduro ayaa ku eedeeyay dhigiisa Mareykanka inay qorsheynayso inay isaga dilaan si xukuumaddiisa meesha looga saaro. Wuxuu weriyeyaasha u sheegay in...

Maxkamad sii deysay nin dil ugu hanjabay Ilhaan Cumar iyo Xubno kale

Booliiska Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay nin Senator Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congreska dalkaas ugu hanjabay inay dili doonaan, kaasoo ah Cunsuri ay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs