Monday, April 29, 2024

Digniin laga soo saaray kulan xasaasi ah ay yeesheen guddiga arimaha deg dega ee...

Maraakiibta Britian ayaa looga digey inay u dhawaadaan marinka Hormuz muddo kumeel gaar ah, kadib markii markab saliidda qaada oo Ingiriisku leeyahay ay qabsadeen...

Boqortooyada Sacuudiga oo taageero afka baarkiisa ah u muujsay shacabka Falastiin

Boqortooyada Sacuudiga ayaa cambaareysay waxay ku tilmaantay xadgudbka ay Israa’iil ku heyso Falastiiniyiinta. Wasiirka arrimaha dibadda Sucuudiga Feysal Bin Farxaan oo ka hadlayay shir ay...

Gaariga ugu Xawaaraha dheer Caalamka oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)

Bandhiga baabuurta ee lagu qabtay Magaalada Geneva ee caasimada dalka Switzerlan waxaa lagu soo bandhigay baabuurtii ugu dambeesay ee caalamka lagu sameeyo gaar ahaan...

Wiil 6 jir ah oo Kenya ugu geeriyooday Covid-19 iyo dad badan oo loo...

Wiil 6 sano jir ah oo u dhashay dalka Kenya ayaa geeriyooday, iyadoo geeridiisa ka dib la ogaaday inuu u dhintay cudurka Covid-19 markii...

Ilmo ku xaniban gunta Ceel uu ku dhacay & dedaal samatabixin ah oo socda...

Waxaa si xowli ah u socda dadaalo lagu soo badbaadinayo canug yar oo ku dhacay Ceel biyood u dhow magaalada Shefshawan ee dalka Marooko. Rayaan...

Dagaal culus oo dhexmaraya Taliban & xoogaga iska caabinta dooxada Panshir ee NRF

Dagaal culus ayaa la sheegay inuu dhexmaraya xoogagga Taalibaan iyo maleeshiyaadka iska caabinta dooxada Panshir ee dalka Afghanistan. Xoogaga Taliban waxay sheegeen inay la wareegeen...

Dad ka badan hal Bilyan qof oo maanta lagu qasbay in gurhahooda joogaan !!

Dowlada Hindiya ayaa bilowday dadaalo ay ku dooneyso in looga hortago in caabuqa Caronavirus uusan dalkaasi ku faafin, xili ay sii kordhayaan kiisaska la...

Madaxweynihii hore ee Kenya oo goor dhow geeriyooday, isagoo 94 sano jir ah

Madaxweynihii hore ee Kenya, Daniel Toroitich Arap Moi ayaa goor dhow la xaqiijiyay inuu ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Geerida Moi ayaa waxaa...

(Sawirro) Madaxweyne dal Afrika ka tirsan soo hogaamiyey 27 sano oo geeriyooday

Madaxweynihii hore ee dalka Zambia, Kenneth Kaunda, ayaa geeriyooday, isagoo da'diisu ahayd 97 sano jir. Wuxuu ka mid ahaa hoggaamiyayaashii Afrika xilligii gumeysiga ay ka...

Toogasho iyo kala carar ka dhacay Magaalo kutaala Mareykanka (Daawo Sawirada)

Nin hubeesan ayaa toogasho ka geestay goob ay ka socotay munaasabad cuntooyinka lagu soo bandhigayay oo kutaala magaalada Gilroy ee gobolka California ee dalka Mareykanka. War...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs