Saturday, May 18, 2024

Nin gebi cidlo ah ku camiray 10,000 oo Geed-mirood ah (Daawo Sawirada)

Nin u dhashay dalka Hindiya kaas oo 15 sano kahor bilaabay dhir-beerista ayaa lagu bogaadiyay dadaalkiisii mira-dhaliyay in ka badan 10,000 oo geedo ah. Satyendra...

Dad badan oo ku dhintay dayuurad ku gubatay garoonka Sheremetyevo (Sawirro)

Dad kor u dhaafaya 40 qof ayaa la xaqiijiyey ku geeriyootay ka dib markii dayuurad laga leeyahay dalka Ruushka uu dab qabsaday xilli ay...

Nin 800 KM gadaal gadaal u soconaya iyo Sababta Ku kaliftay (Daawo Sawirro)

Nin u dhashay dalka Induniisiya ayaa soo jiidanaya indhaha warbaahinta kaddib markii uu qaaday tallaab hor leh oo uu ku badbaadinayo degaankiisa. Medi Bastoni,...

Nin in ka badan 30-Sano gadaal gadaal u socday iyo Sababta keentay (Daawo Sawirada)

In ka badan 30-sano Mani Manithan wuxuu gadaal-gadaal ugu socdaa si loo helo nabad guud oo dunida oo dhammi ka mahdiso. Sannadkii 1989-kii ayuu bilaabay...

Nin Jirdil iyo Xabsi ku muteestay Funaanada Xulka Kubada cagta ee Qadar uu xirtay

Nin heesta dhalashada dalka  Britain ayaa lagu jir dilay sidoo kale lagu xiray dalka Imaraadaka Carabta ,kadib markii uu ninkaasi xirtay Funaanada Xulka kubada cagta...

Caro iyo Hadal heyn ka dhalatay gabar sawir iska qaaday iyadoo xiran labiskii faraaciinta...

Warbaahinta iyo baraha bulshada gudaha dalka Masar ayaa si weyn looga hadal hayaa haweeney sawirro isaga qaaday ahmaarta dalka Masar iyadoo xiran dharkii ay...

Maraykanka oo duqeyn ku dilay Jen. Qassem Soleimani iyo ku-xigeenkiisii

Madaxii Ciidamada xulka ah ee Quds Force ee Iran, General Qassem Soleimani, ayaa aroortii hore ee subaxnimadan jimcaha ah lagu dilay duqeyn xagga cirka...

Maxkamad dastuuri ah oo soo saartay go’aan farxad geliyey Muslimiinta dalka Koonfur Afrika

Maxkamadda dastuuriga ah ee dalka Koonfur Afrika ayaa waxay xukuumadda dalkaasi fartay inay si rasmi ah u aqoonsato guurka Muslimiinta oo aan horey looga...

(Sawirro) Xildhibaan ku jees jeesay Muslimiintii lagu laayey New Zealand oo si xun loo...

Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamanka dalka Australia ayaa si jees jees ah uga hadlay weerarkii shalay ka dhacay dalka New Zealand ee lagu laayey...

Tirada dad ku dhintay folkano ka qaraxday buurta Semeru oo sii kordhaya (Sawirro)

Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhintay folkaano Sabtidii ka qaraxday buurta Semeru ee dalka Indonesia, sida ay Axadda maanta ah sheegtay hay'adda ka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs