Thursday, April 25, 2024

Qaar ka mid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo gaaray Magaalada Garoowe

Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed Axmed Madoobe iyo C/casiis Laftagareen ayaa saaka gaaray magaalada Garoowe. Labada masuul oo kala hogaaminayey wufuud isugu jira...

Wufuud ka kala socota dowlada iyo Mucaaradka oo maanta ku wajahan Garoowe

Waxaa lagu waddaa in saacaddaha soo socda  ay gaaraan Magaalada Garowe Wufuud ka kala socota dowladda Soomaaliya iyo Xisbiyadda Mucaaraadka ah. Madaxweynihii hore ee Soomaaliya...

Guddoomiyaha Aqalka Sare & wufuud kale oo Garowe gaaray (Daawo Sawirro)

Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa gaaray Magaalada Garowe ee caasimadda Dowlad Goboleedka Punltland. Wafdiga Aqalka Sare waxaa...

Madax kala duwan oo ka qeyb gashay Aas loo sameeyay Jeneraal Careys (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland lagu aasay Marxuum Gen. Cabdullaahi Cali Mire (Carays) oo kamid ahaa saraakiisha ciidanka Puntland, Marxuumka ayaana shalay...

Awaamiir xiliga caleemo saarka lagu xoojinayo amniga Garowe oo la soo saaray

Iyadoo xaflada caleema-saarka Madaxweynaha Puntland ay maalmo kooban ka harsan yihiin ayaa Guddiga amniga gobolka Nugaal oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garoowe waxaa...

Madaxa barnaamijka CIP ee World Bank iyo Wafti uu hogaaminayay oo Gaaray Garawe

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta  xafiiskiisa kulan kula  Qaatay Madaxa mashruuca tayeynta shaqaalaha Dowladda CIP (Capacity Injection Project) ee World Bank...

Baarlamaanka Puntland oo aqbalay codsi uga yimid Madaxweyne Saciid Deni

Xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Puntland oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda magaalada Garawe ayaa aqbalay codsi uga yimid Madaxweyne Saciid Deni oo ku aadanaa in...

Dab dhimasho & dhaawac geystay oo baabi’iyey dukaan ku yaalla Garoowe (Daawo Sawirro)

Dab ka dhashay haanta keydisa gaaska cuntada lagu karsado ayaa maanta qabsaday goob ganacsi oo ku taalla bartamaha magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Goob joogayaal...

Puntland oo amar adag ku soo rogtay Cumar Faaruuq Cismaan (Akhriso)

akhrMaamulka Puntland ayaa maanta iska hortaagtay Cumar Faaruuq Cismaan inuu wax shir ama tababar ku qabto magaalada Garowe. Qoraal kasoo baxay Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi...

Madaxweyne Deni oo qaabilay madaxa midowga shirkadaha Shiinaha ee Africa (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 15 January 2019 xafiiskiisa ku qaabiley madaxa midowga shirkadaha Shiinaha ee Africa...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs