Madaxweyne Deni oo Guddoomiyay Shir Arrin muhiim ah looga hadlayay (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shir looga hadlay xaaladda Abaaraha oo ay ka qeybgaleen madaxda Hay’adaha Caalamiga ah...
Madaxweyne Deni oo la kulmay Taliyaasha Booliiska Puntland Amarna siiyay (Sawirro)
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Taliska Ciidanka Booliska Dowladda Puntland .
Kulanka waxaa ka qeybgalay...
Maleeshiyo qabsatay saldhig ciidanka Puntland ku leeyihiin Gaalkacyo (Sababta)
Maleeshiyo hubaysan oo ku hayb ah Duqii hore ee Gaalkacyo Nabadoon Yaasiin Cabdisamad ayaa la wareegtay saldhig Booliska Puntand ku leeyihiin xaafadda Siinaay ee...
Madaxweyne Deni oo guddoomiyay Shir arrimo Muhiim ah looga hadlay (Sawirro)
Madaxweynaha Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo todobaadkan looga hadlay Amniga, Mashaariicda lagu horumarinayo Biyaha iyo...
Nin isaga oo maqane ah xukun dil ah lagu riday oo soo hadlay Cadaaladna...
Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa xukun dil ah ku riday shan nin oo lagu eedeeyay in ay katirsan yihiin Al Shabaab ayna geesteen dilal iyo...
Xubno qirtay in ay katirsan yihiin Al Shabaab oo xukun dil ah lagu riday...
Maxkamada ciidamada qalabka sida ee maamulka Puntland ayaa maanta xukun dil ah ku riday koox shabakad ah oo qirtay in ay katirsan yihiin Al...
Madaxweyne Deni iyo kuxigeenkiisa Axmed Karaash oo mar kale heshiis hoose gaaray
Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland ayaa sheegaya in mar kale kulan albaabada u xirnaayeen xarunta Madaxtooyada ku yeesheen Madaxweyne Deni...
Madaxweyne Deni oo shaaciyay in aan lagala tashan Magacaabista Ra’isul Wasaaraha
Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shaaca ka qaaday hadalo muujinayay in uu ka careesan yahay in Ra'isul wasaaraha Soomaaliya loo magacaabay...
Maxkamad xukun ku riday Shan nin oo xabsi dhaxdiisa ku dilay Sharmaarke Warsame Nuux
Maxkamadda Darajada 1aad ee Magaalada Qardho ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta xukun ku riday shan nin oo loo heestay in gudaha xabsiga Qardho...
Madaxweyne Deni oo labo arrin oo Muhiim ah kala hadlay Larry André Jr
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa maanta xarunta Xalane kulan gaar ah kula qaatay Safiirka Dowladda...