Saturday, May 18, 2024

Gaas oo xilka ka qaaday Taliyaasha Booliiska iyo Daraawishta Puntland kuwa cusubna magacaabay

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xilka looga qaaday taliyaasha ciidamada booliiska iyo Daraawiishta Puntland. Madaxweyne Gaas ayaa xilka...

Cabdiweli Gaas oo ka jawaabay Martiqaadka Madaxweyne Farmaajo mar kale u fidiyay

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa mar kale Madaxda maamul goboleedyada ku marti qaaday in ay kasoo qeyb galaan shir wadatashi ah...

C/wali Gaas oo xilalka ka qaaday Saraakiil taageero u muujiyey dowlada Somalia

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa shaqada ka ceyriyay saraakiil sare oo ka tirsanaa ciidanka Booliiska iyo daraawiishta Puntland, kuwaasoo maalmo ka hor shir...

Puntland oo soo bandhigtay xisaab celinta dhaqaalaha ay ka heshay dowlada (Akhriso)

Wasiirka Maaliyadda dowlad goboleedka Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa ka awaabay qoraalkii shalay ka soo baxay xafiiska Wasiirka maaliyada Federaalka, kaasoo lagaga dalbanayay dowlad...

Md ka mid ah Telefishinada Soomaalida oo laga mamnuucay Puntland (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa shaaciyey in de gaanada hoos taga laga mamnuucay telefishanka SBS oo ka mid ah telefishannada ku hadla afka Soomaaliga. Wareegto ka soo...

Afar Maamul goboleed oo sameystay Xisbi Siyaasadeed, ciidamo u gaar ahna abaabulaya

Maamul Goboleedyada Puntland, Jubbaland, K/Galbeed iyo Galmudug ayaa magaalada Garowe uga dhawaaqay inay sameysteen xisbi siyaasadeed oo kulmiya. Arrintan oo ah tan ugu xiisaha badan...

(Akhriso) War murtiyeed goor dhow laga soo saaray shirkii dowlad goboleedyada ee Garowe

Waxaa goor dhow lagu soo gebogebeeyey magaalada Garowe shirkii golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ee sadexda cisho ka socday halkaas. Waxaa shirkaas ka qeyb galay madaxda...

Madaxweynihii hore ee Galmudug oo si kulul uga jawaabay eedeyn kaga timid C/wali Gaas

Madaxweynihii hore ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa si carol eh uga jawaabay eedeymo kaga yimid madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Mar uu ka hadlayey Gaas...

Shirkada Golaha Iskaashiga oo maanta ka furmaya Garawe iyo Qodobada looga hadli doono

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Garawe ee xarunta maamul goboleedka Puntland uu ka furmo shir ay yeelanayaan Golaha Iskaashiga dowlada Goboleedyada dalka oo...

Shir Magaalada Garowe uga furmaya Madaxda dowlad goboleedyada

Madaxda maamul Goboleedyada ka jira dalka qaarkood ayaa lagu wadaa inuu manta shir uga furmo magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland Shirkan oo marar badan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs