Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Puntland oo soo bandhigtay xisaab celinta dhaqaalaha ay ka heshay dowlada (Akhriso)

Wasiirka Maaliyadda dowlad goboleedka Puntland Cabdullaahi Siciid Carshe ayaa ka awaabay qoraalkii shalay ka soo baxay xafiiska Wasiirka maaliyada Federaalka, kaasoo lagaga dalbanayay dowlad goboleedyada xisaab-celinta lacagihii ka soo gaaray dowladda Federaalka.

Qoraal ka soo baxay xafiiska wasiirka Maaliyada Puntland ayey ku soo gudbisay dhammaan lacagihii ka soo gaaray dhinaca Federaalka Sannadkii 2017 ilaa sannadkan 2018 iyo sida loo isticmaalay sidan hoose ayeyna warqadu u qorneyd:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

Related posts

Iran oo shaacisay inay weerar la beegsatay xarun muhiim u ah Israel ku leedahay Ciraaq

Cabdi Cade

Nabadoonada degmada Dayniile oo digniin kama dambeys ah siiyey Shirkadda BECO

Caydiid Ali

Ciidamada amniga oo Muqdisho ku qabtay rag dhibaato geesanayay

Cabdi Cade
Taboola Ads ---