(Akhriso) War murtiyeed goor dhow laga soo saaray shirkii dowlad goboleedyada ee Garowe

Waxaa goor dhow lagu soo gebogebeeyey magaalada Garowe shirkii golaha iskaashiga dowlad goboleedyada ee sadexda cisho ka socday halkaas.

Waxaa shirkaas ka qeyb galay madaxda afar dowlad goboleed oo kala ah Puntland, Galmudug, Koonfur galbeed iyo Jubbland, waxaana laga soo saaray war murtiyeed u qornaa sidatan:

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -