C/wali Gaas oo gudoomiye cusub u magacabay Gaalkacyo, Golihii degaankana kala diray

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa kala diray golihii degaanka magaalada Gaalkacyo isagoo dhinaca kale magaaladaasi u magacaabay gudoomiye cusub. Wareegtooyin caawa...

Maxkamad Xukuno culus ku riday xubno lagu helay iney ka tirsan yihiin Al-shabaab &...

Maxkamada Ciidamada ee Puntland ayaa xukuno kala gedisan ku riday rag loo heytsto Alshabaab iyo Daacish oo falal dilal iyo qaraxyo la sheegay inay...

(Akhriso) C/wali Gaas oo soo saaray Wareegto lagu magacaabay taliye cusub

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa taliye cusub u magacaabay ciidanka loo bixiyay xasilinta ee u xil-saaran sugidda amniga caasimadda Garoowe. Wareegto ka soo baxday...

Madaxweyne Gaas oo Eedeyn culus u jeediyay dowlada Federaalka

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland, Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka jawaabay hadalkii Madaxweyne Farmaajo ee ku aadanaa in Dowlad goboleedyada u dhaq mayaan sida...

C/wali Gaas oo sagootiyey Qunsul dhameystay muddo xileedkiisii shaqo (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa Madaxtooyada Puntland ee Garòowe munaasabad sagootin ah ugu sameeyey qunsulkii hore ee qunsuliyadda Itoobiya u fadhiyey...

Golaha Iskaashiga oo war kasoo saaray iscasilaadii qaar ka tirsan Guddiga doorashada Koonfur galbeed

War-murtiyeed Ka Soo Baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo soo dhaweeyay iscasilaadii qaar ka tirsan Guddiga doorashada Koonfur galbeed ee Soomaaliya waxayna Sidoo kale baaq...

C/wali Gaas oo qaabilay wafdi uu horkacayey Mr. Fulgencio Guiz Garido (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay wefdi uu hogaaminayo safiirka Midowga yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya...

Gaas & Nicholas Haysom oo kulankii ugu horeeyey ku yeeshay Garoowe (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta  Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay wefdi uu hogaaminayo Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliaya Ambassador...

C/xakiin Camey oo ka soo horjeestay go’aanadii dowlad goboleedyada ee Garowe

Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar (Camey) ayaa ka hor yimid go’aanadii maamul Goboleedyada ee ka soo baxay shirkii Garowe, isagoo dhinaca kale...

Gaas oo xilka ka qaaday Taliyaasha Booliiska iyo Daraawishta Puntland kuwa cusubna magacaabay

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xilka looga qaaday taliyaasha ciidamada booliiska iyo Daraawiishta Puntland. Madaxweyne Gaas ayaa xilka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs