Allbanaadir.com
NEWSPUNTLAND

Golaha Iskaashiga oo war kasoo saaray iscasilaadii qaar ka tirsan Guddiga doorashada Koonfur galbeed

War-murtiyeed Ka Soo Baxay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo soo dhaweeyay iscasilaadii qaar ka tirsan Guddiga doorashada Koonfur galbeed ee Soomaaliya waxayna Sidoo kale baaq deg deg ah u direen Beesha Caalamka,UN-ka iyo Ururka IGAD.

Sidoo kale Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada oo qadka telfoonka ku wada hadlay ayaa sheegay in ay sii xumaanayso Xaaladda ay ku sii socoto doorashadii la rabay in ay ka qabsoonto Koonfur galbeed ee Soomaaliya waxayna soo saarayn 8 qodob

War-murtiyeed qadka telfoonka ku soo saarayn Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa u qornaa sida hoos ku xusan:-

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

 

Related posts

Agaasimaha Hey’adda socdaalka & jinsiyada oo su’aalo xasaasi ah la weydiiyey

Caydiid Ali

Nin dil iyo dhaawac u geestay labo wiil uu Abti u ahaa iyo Faah faahino kasoo baxaya

Cabdi Cade

Daawo Sawirada: Booqashadeedii Iskuulka Gurmad ee magaalada Dhuuso Mareeb

Cabdi Cade
Taboola Ads ---