Friday, April 26, 2024

Madaxweyne kuxigeenka Puntland weerar afka ah ku qaaday Golaha Iskaashiga maamul goboleedyada

Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland C/xakiin C/llaahi Cumar Cameey ayaa shaaca ka qaaday in waqtigooda uu dhamaaday golihii la magac baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada. Camey...

C/wali Gaas oo xariga ka jaray mashaariic laga hirgeliyey Qardho (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 27 November 2018 waxaa uu xadhiga kajaray Xarunta Turubitaaryada Gobolka Kar-kaar iyo Dhismaha...

Musharaxiinta doorashada Puntland oo amaro cusub lagu soo rogay (Akhriso)

Guddoomiyaha gobolka Nugaal,Cabdisalaan Xassan Xirsi (Gu’jir) ayaa soo saaray amaro cusub oo ka dhan ah musharrixiinta xilka madaxweynaha ee imaanaya guud ahaan gobolka Nugaal Waxaa...

Puntland oo beenisay in DF lacag ugu deeqday dhismaha jidka Ceel-daahir (Akhriso)

Dowlad goboleedka Puntland ayaa beenisay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay lacag ugu deeqday dhismaha jidka Ceeldaahir-Ceerigaabo. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay...

Dhismaha Dekadda Garacad oo si rasmi ah loo Daah Furey (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si rasmi ah u daah furay dhismaha Dekedda magaalada Garacad ee gobolka Mudug, waxaana munaasabada daah furka...

Puntland oo Muuse Biixi ku eedeysay inuu ciidamo badan u soo raray gobolka Sool...

Maamulka Puntland ayaa ka soo horjeestay socdaalka madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu ku marayo degaano ka tirsan gobolka Sool, ,kaddib kulan ay magaalada...

Dhismaha dekeda Garacad ee gobolka Mudug oo beri bilaabanaya (Daawo Sawirro)

Dhismaha Dekada degaan xeebeedka Garacad ee gobolka Mudug ayaa la shaaciyey in maalinta beri ah si rasmi ah loo bilaabayo. Masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland...

Toogasho saakay ka dhacday magaalada Boosaaso iyo Faah faahino kasoo baxaya

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ayaa sheegaya in kooxo biskoolado ku hubeesan saakay gudaha Suuqa Boosaaso ka geesteen falal isugu...

Masuul ka tirsan Puntland oo caawa lagu dhaawacay Magaalada Boosaaso

Kooxo hubeysan ayaa caawa ku dhaawacay Magaalada Boosaaso garsoore ka tirsan Maxkamadaha Maamulka Puntland. Siciid Cabdi Muumin oo sidoo kale ka tirsan guddiga garsoorka Maamulka...

Maamulka Puntland oo soo rogay amar ka dhan ah Mooto bajaajka

Maamulka Magaalada Garoowe iyo Saraakiisha Ciidamada Puntland oo maanta kulan ku yeeshay magaaladaas ayaa soo saaray qodobo la xiriira dhinaca amniga. Qodobada ka soo baxay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs