Friday, August 19, 2022

Puntland miyeysan Boolis laheyn? Maxaa Ilaalada Madaxtooyada loogu diraa howlgalada?

Booliska Puntland miyaa laga maarmay, Maxaa Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada horey loo geeyaa? 3-dii Madaxweyne ee isku xigay Puntland kalana ahaa Cabdiraxman Faroole, Cabdiweli Gas &...

Madaxweyne Deni oo xariga ka jaray dhismaha Mashaariic cusub (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare. Madaxweynaha ayaa mid mid u booqday Waaxyaha Wasaaraddu ka koobantahay,...

(Daawo Sawirro) Puntland oo qabatay qaraxyo lagu diyaarinayey Magaalada Boosaaso

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Puntland PSF ayaa sheegay iney qabteen qaraxyo la damacsanaa in laga geysto magaalada Boosaaso. Hawlgal ay ciidamada PSF...

Deni iyo Madax kale oo maanta ku soo wajahan Muqdisho iyo arrimo ku soo...

Madaxweynaha Maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Jimce ah ku soo wajahan magaalada Muqdisho. Deni ayaa Muqdisho kaga qayb-gelayaa shir ku saabsan dardar...

Puntland oo shaqo joojin ku sameysay masuuliyiin lagu eedeeyey Musuqmasuq (Akhriso)

Hanti dhawrka Guud ee Puntland ayaa shaqo joojin ku sameeyey saraakiil ka tirsan Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee Dawladda Puntland, kadib markii natijada...

Paul Simkin iyo Wafdi uu Hogaaminayay oo gaaray magaalada Garawe (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxa mashruuca horumarinta degmooyinka ee (JPLG) ee...

Madaxweyne Deni oo ka hadlay khilaafka ka taagan hoggaanka ciidanka PSF (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad ay xilka kula kala wareegeen Taliyihii cusub ee Ciidanka Asluubta Puntland Gen. Bile...

Digniin adag oo loo diray ciidamada ilaaladada Madaxtooyada Puntland (Sawirro)

Madaxwene ku-xigeenka Dowlad goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Kulan la qaatay Saraakiisha Amniga Madaxtooyada Dowladda Puntland.   Shirkan ayaa looga hadlay...

Maxaa kasoo baxay kulan dhax maray Madaxweyne Deni iyo Maxamuud Diyaano ?

Madaxtoyada magaaladda Bosaaso waxaa shalay kulan saacado badan qaatay ku yeeshay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi deni iyo Maxamud Cismaan cabdullaahi (Diyaano)  Agaasimihii PSF ee...

Golaha Wasiirada Puntland oo shir muhiim ah yeeshay iyo Axmed Karaash oo guddoomiyay (Sawirro)

Waxaa maanta kulan yeeshay gollaha Wasiirada dowlad goboleedka Puntland , shirkan ayaana looga hadlay Amniga guud, xaalada Dekeda Boosaaso, dhismaha Goleyaasha deegaanka ee Degmooyinka...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir