Friday, April 26, 2024

Muuse Biixi: “Dowladda Xamar ee AMISOM ilaaliso warkeeda kama duwana Dameer ciyey” (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo maanta dib ugu laabtay magaalada Hargeysa, kadib socdaal muran dhaliyey oo uu ku tegay dalka Guinea ayaa si...

Feysal Cali Waraabe: “Dowlada Somalia waxaa hogaamiya Wiilal Somaliland cadaawad u haya”

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe oo maaanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa ku baaqay in la joojiyo wadahadallada...

Somaliland oo dowlada Somalia ku eedeysay iney abuureyso cadaawad cusub

Maamulka Somaliland oo dowlada federaalka Somalia ku eedeeyey iney waddo dagaal iyo cadaawad ka dhan ah shacabka Somaliland iyagoo dhinaca kale baaq u dirtay...

Ajaaniib lagu weeraray magaalada Berbera iyo Khasaaro ka dhashay (Daawo Sawirada)

Waxaa saakay magaalada Berbera ee maamulka Somaliland lagu weeraray rag ajaaniib ah oo magaaladaasi ka shaqeenayay, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro u badan dhaawacyo. Inta...

Madaxweyne Alpha Conde oo Marti qaad rasmi ah u fidiyay Muuse Biixi (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta safar shaqo ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Guinea oo uu marti-qaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha dalkaa...

Nin lagu eedeeyey inuu aflagaadeeyey Muuse Biixi oo xukun lagu riday

Maxkamada gobolka Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa ayaa saaka xukun ku riday gudoomiyaha Garabka dhallinyarada Xisbiga Wadani Maxamed Siddiiq Dhamme oo ku dhowaad labo bilood...

Somaliland oo si adag uga jawaabtay hadal kasoo yeeray Madaxweyne Farmaajo

Maamulka Somaliland ayaa si adag uga jawaabtay hadal xalay kasoo yeeray Madaxweynaha Soomaaliya oo ugu baaqayay Dadka kunool gobolada Waqooyi in mar kale hormuud...

Hargeysa oo si qurux badan looga xusay munaasabada 26-ka Juun (Daawo Sawirada)

Waxaa xalay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland lagu qabtay munaasabad balaaran oo loogu dabbaal-degayay 59-guurada kasoo wareegtay Markii gobolada Waqooyi xuriyada ka qaateen Dowladda...

(Akhriso) Somaliland oo mamnuucday in degaanada hoos taga laga daawado SNTV

Maamulka Somaliland ayaa degaanada hoos taga ka mamnuucday in laga daawado Telefishanka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV oo ku hadlka codka dowlada Somalia Amar ka soo...

Somaliland oo ka carootay shuruud Sacuudigu ku xiray Xoolaha uu ka dhoofsado

Maamulka Somaliland ayaa caro xoogan ka muujiyey kuna gacan sayray shuruud cusub oo xoolaha la dhoofinayo ay ku soo kordhisay dawlada Sacuudigu, taasoo in...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs