Tuesday, April 30, 2024

Kiisas hor leh oo cudurka Caronavirus oo laga helay deegaanada Somaliland

Wasaarada caafimaadka iyo daryeelka maamulka Somaliland ayaa war ay soo saartay ku shaacisay in kiisas hor leh oo cudurka Caronavirus in laga helay magaalooyinka...

Somaliland oo xirtay haweeney dalbatay iney dhexmarto Suuqa iyadoo qaawan

Haweeney xukuumada Somaliland ka dalbatay inay samayso xeer fasaxaya in dumarku ay suuqa qaawani ku dhexmaraan ayaa lagu xiray magaalada Muqdisho. Gabadhan oo aan magaceeda...

Somaliland oo aqbashay codsi kaga yimid Ra’isul Wasaare ku-xigeenkii hore ee Somalia (Akhriso)

Qoraal ka soo baxay dhowaan xafiiska Wasiirka arrimaha gudaha maamulka Somaliland Maxamed Kaahi Axmed ayaa waxaa cafis loogu fidiyay Ridwaan Xirsi Maxamed oo ahaa...

(Daawo Sawirro) Somaliland oo go’aano culus soo saartay, una digtay dowlada Somalia

Fadhigii 86aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Bixii Cabdi aya laga soo saaray go’aamo muhiim ah oo ku...

Wararkii Ugu Dambeeyay Qarax Ismiidaamin ah oo lagu dilay Masuuliyiin oo ka dhacay Buuhoodle

Qarax Ismiidaamin ah uu fuliyay ruux waxyaabaha qarxa jirkiisa kusoo xiray ayaa caawa Salaadii Maqrib kadib waxa uu ka dhacay magaalada Buuhoodle, waxaana qaraxan...

Dowlad layaab ku noqotay Maxaabiis kasoo jeeda Galmudug uu cafiyay Madaxweyne Biixi

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa dhawaan cafis Madaxweyne u fidiyay 19-maxbuus oo loo heestay burcad badeednimo, maxaabiistan ayaana xabsi ku jiray mudo...

Muuse Biixi oo ka qeyb galay Munaasabad lagu daah-furay urur cusub oo yaab leh...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan xubno ka mida golaha wasiirada Somaliland ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu daah-furayey ururka cusub ee...

Sacuudiga oo dib u soo celiyey Markab xoolo ka qaaday dekeda Berbera (Sababta)

Boqortooyada Sacuudiga ayaa dekadda Magaalada Berbera ku soo celisay Markab waday xoolo Ari u badan oo gaaraya 20 kun oo Neef, kaasoo u rarnaa...

Somaliland oo beenisay warbixinta COVID-19 ee ay baahiso dowlada Somalia

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in cudurka Covid-19 uu ku soo laba kacleeyay, dadka xanuunka laga helayaana ay sii kordhayaan maalinba maalinta ka dambeysa. Agaasimaha Wasaaradda...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs