Friday, September 29, 2023

Maraykanka oo ka hadlay duqeyn uu maalintii Ciidul-adxaa ka geystay koonfurta Somalia

Taliska Ciidanka Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa shaaciyey duqeyn  ay maalintii koowaad ee Ciidula Adxaa la beegsadeen kooxda Alsahbaab oo ka dhacday meel 46-Km...

Dagaalyahanada Al Shabaab oo Dhoolo tus ku sameeyay Degmada Jilib (Daawo Sawirada)

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa maanta degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe waxa ay kusoo bandhigeen dhoolo tusyo kala duwan ay si weyn u...

NISA oo xabsiga dhigtay taliyihii laga soo celiyey Kismaayo & dembi yaab leh oo...

Taliska Sirdoonka & Nabadsugidda Qaranka NISA ayaa xabsiga dhigtay nin sheegay in loo magacaabay Taliyaha NISA ee maamulka Jubbaland, kaasoo dib looga soo celiyey...

C/wali Gaas oo Madaxda dowlad goboleedyada iskugu yeeray shir deg deg ah (Akhriso)

Madaxda golaha iskaashiga dowlad Goboleedyada Somalia ayaa shir ku yeelanaya magaalada Kismaayo, iyadoo uu shirkaasi isugu yeeray guddoomiyaha golahaasi oo ah Madaxweynaha Puntland C/weli...

Rugta Ganacsiga oo War kasoo saartay Dhibaatada Ciidamada Kenya ku hayaan Shirkada Hormuud

Ciidamada Kenya ee ku sugan deegaanada Xuduudda ayaa dhibaato xoog leh ku hayey mudooyinkii dambe Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud, waxayna gubeen illaa 6 xarun oo...

Milatariga Soomaaliya oo sheegay in ay dileen Saraakiil katirsan Al Shabaab

Wararka ka imaanaya gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in ciidanka Milatariga Soomaaliya howlgalo ay ka sameeyeen deegaano kuyaala duleedka magaalada Kismaayo ku dileen xubno...

Taliyaal dowlada Somalia u magacawday Jubbaland oo lagu xiray Garoonka Kismaayo (Daawo Sawirada)

Ciidanka Nabad sugida maamulka Jubbaland ayaa garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo waxa ay ku xireen Taliyaal dowlada Federaalka Soomaaliya u magacawday ciidanka Nabad sugida maamulka...

Xarun ay laheyd Shirkadda Hormuud oo la gubay (Daawo Sawirada)

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya ayaa mar kale gubay xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Soomaaliyeed ee Hormuud. Ciidamadaan ka tirsan kuwa Kenya oo kasoo...

Xoogaga Al-shabaab oo ciidamada dowlada kala wareegay degaan muhiim ah

Al-Shabaab ayaa sheegtay inay la wareegeen degaan lagu magacaabo Geedweyne oo ku yaalla duleedka degmada Doolow ee gobolka Gedo. War ay baahisay Idaacadda al-Shabaab ayaa...

Rag ka ganacsanayey Maandooriyaha xashiishka oo gacanta lagu soo dhigay

Ciidamada Booliska Jubbaland ayaa gacanta ku soo dhigay rag ka ganacsanayey maandooriyaha xashiishka loo yaqaano. Raggan oo ka koobnaa labo nin ayaa laga soo qabtay...

News in English

Any Further Delay in Completing the Constitution will lead to Total...

The decade-long delay in the completion of the Provisional Federal Constitution (PFC) is major threat to statebuilding in Somalia. Although one of the reasons...

Xulka Allbanaadir