Qarax weyn oo ka dhacay degaanka Dhoobley iyo faahfaahino ka soo baxaya

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya degmada Dhoobley ee gobolka Jubada hoose qarax weyn ayaa maanta lala eegtay  ciidamo ka tirsan kuwa Kenya...

Nabad sugida Jubbaland oo soo bandhigtay nin soo xirtay lebiska Dumarka (Daawo Sawirro)

Ciidamada Nabad suggida Maamulka Jubbaland ayaa soo qabtay nin xirnaa dharka dumarka oo ku sugnaa Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. War ka soo baxay...

Caqabad soo wajahday shirkii uu Farmaajo isugu yeeray Madaxda dowlad goboleedyada

Dowlad goboleedka Jubbaland ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe ayaa shaaciyey ineysan ka qeyb galaynin shirka uu madaxda dowlad goboleedyada isugu yeeray madaxweynaha Somalia 18ka...

Jubbaland oo soo saartay go’aan kale oo ka dhan ah dowlada federaalka Somalia

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegay inay hakiyeen xiriirkii wada shaqeyneed ee ay la lahaayeen hay’adaha dowladda federaalka Soomaaliya. Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Jubbaland Axmed Xasan ayaa...

War Murtiyeed Xasaasi ah oo laga soo saaray Shirkii Madaxda Maamul goboleedyada ee Kismaayo...

Waxaa goordhaw War Murtiyeed laga soo saaray Shirkii ay magaalada Kismaayo ku lahaayeen Madaxda maamul goboleedyada dalka , waxaana shirkan oo socday mudo afar...

Duqeyn lala beegsaday sargaal sare oo katirsan Al Shabaab oo ka dhacday Jilib

Wararka ka imaanaya degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhaxe ayaa sheegaya in xalay duqeyn diyaaradeed ka dhacday degmadaasi, waxaana duqeyntan lala eegtay xubno sare...

Madaxda Maamul goboleedyada oo galabta Nasiino u tagay Goobweyn (Daawo Sawirada)

Madaxda maamul goboleedyada oo maalmahan ku shirsanaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa galabta nasiino iyo damaashaad waxa ay u tageen...

Axmed Madoobe oo kashifay sababta madaxda dowladu uga caga jiidayaan fulinta xukunada dilka ah

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa sheegay in dowlada Somalia ayb ka gaabisay fulinta xukunada dilka ah ee ay ridaan  maxkamadaha ciidamada,...

Madaxda dowlad goboleedyada oo si kulul u dhaleeceeyey dowlada Somalia (Daawo Sawirro)

Madaxda Maamul gobaleedyada ka jira dalka ayaa maanta waxaa uu shir uga furmay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose, iyadoo shirkana uu yahay mid...

Shirkii Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada oo ka furmay Magaalada Kismaayo

Madaxda Maamul gobaleedyada ka jira dalka ayaa goor dhow waxaa uu shir uga furmay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada hoose, iyadoo shirkana uu yahay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs