Monday, August 8, 2022

Madaxda Maamul goboleedyada oo galabta Nasiino u tagay Goobweyn (Daawo Sawirada)

Madaxda maamul goboleedyada oo maalmahan ku shirsanaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa galabta nasiino iyo damaashaad waxa ay u tageen...

Axmed Madoobe oo kashifay sababta madaxda dowladu uga caga jiidayaan fulinta xukunada dilka ah

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa sheegay in dowlada Somalia ayb ka gaabisay fulinta xukunada dilka ah ee ay ridaan  maxkamadaha ciidamada,...

Madaxda dowlad goboleedyada oo si kulul u dhaleeceeyey dowlada Somalia (Daawo Sawirro)

Madaxda Maamul gobaleedyada ka jira dalka ayaa maanta waxaa uu shir uga furmay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose, iyadoo shirkana uu yahay mid...

Shirkii Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada oo ka furmay Magaalada Kismaayo

Madaxda Maamul gobaleedyada ka jira dalka ayaa goor dhow waxaa uu shir uga furmay magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada hoose, iyadoo shirkana uu yahay...

Wararkii ugu dambeeyey shirka Madaxda dowlad goboleedyada maanta uga furmaya Kismaayo

Waxaa maanta la filayaa in Madaxda Maamul gobaleedyada ka jira dalka uu shir ugu furmo magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada hoose, iyadoo shirkan uu...

Dib u dhac ku yimid shirkii Madaxda dowlad goboleedyada & Sababta ka dambeysa

Shirka Madaxda maamul goboleedyada ee manta lagu waday inuu ka furmo magaalada Kismaayo ayaa la shaaciyey inuu dib u dhacay. Madaxda Maamulada Koonfur Galbeed,Puntland, Galmudug...

(Daawo Sawirro) Shariif Xasan & danjire Keating oo gaaray Kismaayo & qaban-qaabo halkaas ka...

Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Somalia Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa saaka gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose. Shariif Xasan ayaa ku biiraya madaxda dowlad...

Dayuurado dagaal oo duqeymo culus ka geystay degaano ka tirsan Koonfurta Somalia

Ciidamada Kenya ayaa duqeyn loo adeegsaday dayuuradaha dagaalka ku qaaday degaano ka tirsan Jubooyinka. Saraakiisha ciidanka Jubballand ayaa sheegay in duqeyntan oo ka dhacday degaanada...

Sidee C/wali Gaas & Wafdigiisa loogu soo dhoweeyey Kismaayo? (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboledka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Wafdi uu Hogaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo. Gaas ayaa Waxa garoonka dayuuradaha ku soo dhoweeyay Madaxweyne...

Qaar kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo Kismaayo gaaray (Daawo Sawirada)

Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxaa maanta gaaray si weyna loogu soo dhaweeyay Madaxweynayaasha Maamul goboleedyada  Hirshabelle iyo Galmudug. Garoonka Diyaaradaha magaalada...

News in English

The Sources of Somalia’s Fiscal Instability

The ability of a government to sustain its current spending and tax in the long run without threatening default on some of its liabilities...

Xulka Allbanaadir